23/05/2026
Ardayda korontada ka barata mac-hadka farsamada gacanta Puntland ayaa soo gababeeyay tababar shaqo (Internship) oo muddo bil ah u socday kaasoo ay siisay shirkadda korontada Puntland ee PEPCO
Internship-kani wuxuu ka mid yahay safarka waxbarasho ee dhamaan ardayda mac-hadka PTI