21/04/2026
Fariisinta dhismaha (Building Layout) waa muhiim in la isticmaalo survey.
Mecco survey team oo Surveying ka wada dhismaha cusub ee Nabaad Apartment, mashruucaan oo ay hirgelinayso shirkadda Dolphin Construction.
Serving kan wuxuu si sax ah isugu waafajinayaa naqshadda dhismaha iyo cabirka boqcadda, sidoo kale wuxuu hubinaya toosnaanta dhismaha iyo labeelkiisa.