Aaran Drilling Solutions

Aaran Drilling Solutions Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Aaran Drilling Solutions, Engineering service, Isha, Baidabo.

08/09/2026

Baidoa Somalia

28/08/2026

Hooyo caasho siday qalbigeeda jeceshahay Allah uyeelo

28/08/2026
19/08/2026

Walaalaha biyaha soo sadaqeystay Allah ka abaal mariyo

17/08/2026

Booyaddan biyaha ah waxaa loo sadaqeeyay in lagu gaarsiiyo dadka baahan. Ilaahay ha ka aqbalo sadaqada, kana dhigo sadaqo jaariyah.

16/08/2026

Hooyo Soomaaliyeed oo sharaf iyo naxariis leh ayaa booyad biyo ah sadaqeysay, iyadoo ajarkeeda ugu hibeysay nafteeda iyo waalidkeed.

Ilaahay ha ka aqbalo sadaqadeeda, ha u barakeeyo nolosheeda, waalidkeedna ha u naxariisto oo ha ka waraabiyo Jannatul Firdowsa.
Sadaqadu ma dhinto maal, balse waxay kordhisaa barako.

14/08/2026

Clean water isn't just a basic necessity. It's a gift of life and a powerful Sadaqah Jariyah.

Your generosity provides families with safe water today and builds a healthier, stronger future for tomorrow.

Give the Gift of Water today.

https://muslimhands.ca/appeals/gift-of-water
⁠

14/08/2026

14/08/2026

Nasir waalidiintiisa ayuu usadaqeeyey booyad biyo ah Allah ka aqbalo Asagan ajir iyo xasanaad Allah kasiiyo

13/08/2026

Safiyo oo hooyadeed Faayo usadaqeysay biyo ayna gaarsiisay walalaheeda kunool bacakacayaasha baydhabo

Address

Isha
Baidabo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aaran Drilling Solutions posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share